Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa kale oo u baahan in hoosta laga xarriiqo in kaydka sooyaal (taariikheed) ee uu ku kalsoonaan karo qabiil gaar ahi yahay kiisa oo isla markaana ay ka marag kici karaan qabaa’ilka ku hareeraysan (ood-wadaag iyo isir-wadaagba).
”“
Waxaad doodaada iyo fikradaadaba ku qori kartaa jaraa’idka, waxa kale ood adeegsan kartaa Tiifiga iyo wixii la mid ah ee war baahin ah ee dalka ka jira.
”“
Ganacsatadiinana waxaan idiin soo jeedinayaa in aad bulshada u naxariisataan ood sicir macquulana wax kaga iibisaan, waayo, waxaynu u shaqaynaynaa waa iyaga (bulshada).”
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
O · OO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
