Tusaale Dheeraad ah3
“
Wuxuu kaloo intaa ku daray; “waa arrin aad u xun, waayo waxaa jirtay muddo fara badan oo aanu ku toosi weynay qorshe aanu ku xaqiijinayno kulamada muhiimadda badan leh, taas oo ku tusaysa inay kooxda ka maqan tahay maskaxdii ay u baahnayd.
”“
Waxa ay ‘Dal-jir’ fasireysaa sidii ay Soomaalidu uu toosi laheyd oo isugu tiirsanaan laheyd—waxa mudan ee ay u baahan yihiin in ay sameeyaan, dadkooda iyo dalkoodana ku dhaqdaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (2) (f.g2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
T · TO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
