Tusaale Dheeraad ah3
β
Xilka qaadis Taliyahasi ayaa waxay ku soo aadaysaa xili Amaanka Puntland uu noqday tusbax Afka laga furay oo ay habeen kasta ka dhacan gudaha Bosaso qaraxyo xidhiidh ah kuwaasi oo aan la aqoon cida ka danbaysa.
ββ
Dilalka noocyadaan oo kale ah ayaa ku soo badanaya magaalada Gaalkacyo, iyadoo dilalka loo gaysanayo dad masuuliyiinta ah uu noqday tusbax furmay oo aan la xakamayn karin.
ββ
Sheekh Cabdillaahi Tusbax-weyne waxa uu khudbadii Jimce ee shalay kaga hadlay muhiimada Nabadgelyada iyo sida loogu baahanyahay in ilaalinteeda xil laysaga saaro.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-xyo, m.dh
Xarafka
T Β· TU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
