Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Nin qolo ama tol madax u ah.
Mid quman, wanaagsan, suuban.
Anigu musiibadaani meel ay ka socoto ma’aqaan likiin in doctor, professor, madaxweyne, wasiir, xildhibaan, Generaal ama ugas, islow, garaad, malaaq, boqor iyo wabar midkood loogu yeera mooyaane is-buufis baa ku dhacaaya.
Bal ila eega: Waa Malaaq( ma), suldan(su), Boqor(ba) Ugaas(u), Garaad, wabar(wa).
Kulankan maanta oo ay yeesheen ilaa 10 mudane ka soo jeeda Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Nuur Wabar, Ugaas Cali, Abaadir iyo mudanayaal kale.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
W · WA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag