U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xamaan

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Abwaan Maxamed xaashi Dhamac (Gaarriye) oo aanu wareysigan ka qaadnay isaga oo ku sugan magaalada Hargeysa, una xamaan urursanaya safar uu ku iman doono magaalada London, ayaa waxa uu u soo jeediyay Prof.

”
“

Ruun saddexle waxay u xamaan-qaadatay in ay u safarto halka uu deggen yahay walaalkeed Gaas Saddexle si ay ula socodsiiso arrinta Bialn oo weliba ka soo dhammayso inaanu horjoogsna oo aanu xoolo ku xidhin ninka ay Bilan raalida ka tahay ee Baxnaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xamaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan