Tusaale Dheeraad ah3
β
Ciidan iyo hub farabadan ayeey in ka yar saddex bilood ugu daadgureeyeen, gurmaadkaasi oo ay khubarada ku xeeldheer xagga militariga ay u barbardhigeen kii dagaalkii labaad ee adduunka uu Ruushka suubiyey.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-raa, -rayd
Xarafka
X Β· XE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
