U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yooyootan1

Magac Lab
Xaraf YSubg YO9 xar
1

Cayaar sii baabba'aysa oo wiilal iyo gabdho laysu caayo, cay kaftan ah oo aan laga caroon: mirihiisu, suugaan ahaanta aad bay u fiicanyihiin haseyeeshee cayda xun oo uu ku dhisanyahay baa dishay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa yooyootan, caytan yaqyaqsi leh, ligis iyo dhooqo lagu galgasho oo si aan loo miidaan deyin ciddii la doono loo marmariyo.

”
“

Yooyootan iyo muran meel laguma gaadho waxna laguma toosin karo.

”
“

Yooyootan iyo muran meel laguma gaadho waxna Haddii ay mudanayaasha Golaha Wakiiladu daacad ka noqon waayaan samaynta xeerarka la xidhiidha doorashooyinku, ma filayo in uu dalkeenu hore ugu talaabsandoono habka ku dhisan doorashooyinka axsaabta badan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Y · YO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yooyootan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan