1
Afarta lugood ee xawayaanka middood. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Halkan dhuxusha lagaga ridayo waxa ku tiirsan oo dab ku shidanaysa gabadh aan shaaheeda aad u jeclaa, waxa dacalka ku haya oo galabtii bartaas hurdo casari iska seexda wiil addin iyo gacan ka naafo ah oo gabadha shaaha samaysa caawiya.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-immo/-inno, m.dh
Xarafka
A · AD
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
