Tusaale Dheeraad ah3
“
Ra’iisul wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa beesha Cayr ka codsaday in hubkooda ay kusoo wareejiyaan dowladda Federaalka si nabadgelyada dalka ay hal gacan u gasho, inkastoo aan la ogeyn in beeshu ay aqbashay codsigaas iyo in kale.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
cayr, m.dh
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
