Tusaale Dheeraad ah3
β
Inkasta oo labadan waddan aanay ku kulmin ciyaar faynal ah, haddana waxaa la odhan karaa waa qaar is ciyaar yaqaan oo aan loo kala sheekaynayn, mid waliba wuxuu ku dedaali doonaa inuu awoodiisa dul-dhigo koobka.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno/-ammo, m.dh
Xarafka
W Β· WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
