U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaxyax1

Magac Lab
Xaraf YSubg YA6 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Biixi waxa uu ka dhashay qoys reer miyi ah oo xoolo-yarow ah (danyar ah), laakiin dhulka oo had iyo goor ahaan jiray seben barwaaqo ayaa Biixi reerkooda u saamaxay inay noloshoodu noqoto mid aan yaxyax lahayn oo meel dhexaad ah.

”
“

Taas oo ay iigu wacan tahay anoo badanaa dadka kala kulma yaab iyo yaxyax wejigooda ka muuqda markaan u sheego inaan gabyaa ahay.

”
“

Ugu horrayn sheekadani waxay dhaqaajinaysaa oo yaxyax ku ridaysaa damiirka aan weli dhiman ee qoyska soomaaliyeed ee qurbaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaxyax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan