U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badhan

Magac Lab
Naxwe-amo, m.dh
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Shey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus.

Tusaale Dheeraad ah3

“

PL: Sarkaal ka tirsan wasaarada cafimaadka Somaliland oo la-sii daayay MGPL ayaa sii-daysay sarkaal dhinaca caafimaadka u qaabilsan xukuumada Somaliland kaasoo maalintii shalay lagu xiray degmada Badhan ee gobolka Sanaag.

”
“

Dad xog-ogaal ah oo jooga Magaalada Badhan ayaa u xaqiijiyay warsidaha Garowe Online in ciidanka Somaliland ay soo dhaweeyeen dadka degaanka.

”
“

Ciidankan oo kasoo jeeda dhammaantood beesha Warsangeli oo uu wato nin lagu magacaabo C/risaaq Kun-liq ayaa la sheegay, in shalay galab ay soo dageen magaalada Badhan, iyaga oo wata gaadiidka dagaalka, kana soo kicitimay buuralayda Galgala.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-amo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badhan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan