U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baxsad

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
1

B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa.

2

B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Runti walaahi Boore haddu mucaarad taagero waa qof reer jabuuti ah, ila maaaha madaxa, ani run ayaan ku hadlaya, waa qof kaliya ee baxsad ah," ayuu yiri Suge.

”
β€œ

"Maadaama ay ku soo qulqulayaan gudaha dalka Soomaaliya Ajaaniib dalalkooda baxsad ka ah waa inaan helno ciidamo caalami ah, si ay wax ugu qabtaan xaalada cakiran ee ka jirta Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya" ayuu yiri Aadan Madoobe.

”
β€œ

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qeybgalay dibedbaxa, isagoo la hadlayay shacabkana wuxuu yiri: β€œMa dalkeena ayaan uga tagnaa dambiilayaal baxsad ah oo dalalkooda dambi ka soo galay iyo carruur caasi-waalideyn ah?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baxsad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan