U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daciif1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
La Mid Ahlaciif1Magac Lab
1

.kh l. ah: qof aad u tabar daran.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrimahan inta badan waxa sabab u ah qaynuunka dalka u yaal oo aan lagu dhaqmin, qaynuunka oo aan si buuxda u tilmaamayn sharciga, iyo iyadoo awoodda dawladda ee fulintu ay daciif tahay.

”
“

Bruton waxay tiri: “Inkastoo ay shakhsiyaad wanaagsan ku jiraan DKMG ah, isla markaana ay taageero ka heysato qeyb kamid ah shacabka, fursadda ay ku noqon karto mid leh hey’ado waxtar leh oo taageero badan heysta waa mid daciif ah.

”
“

Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daciif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan