U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cusbayn

Magac Fal
Xaraf CSubg CU7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse waxaan garanayaa qof wax laga garto oo ah mid aan nagu cusbayn oo ah kii lagaga hadli jiray Idaacaddan Bud-dhigeedu ahaa Somaliland markii la aas-aasay, ee uu ka hadli jiray Marxuum Xaaji Cabdi Ayuub.

”
“

Anoo Saaxiib magacaagu aanu igu cusbayn, kana tirsan bahda Saxaafadda, waxaan ku odhan lahaa haka dheerayn guuxaaga, Fikirkaaguna ha ku qotomo anshaxa wanaagsan.

”
“

Iska hor imaadka nuucaan ah ayaan ku cusbayn degmada Waaberi, waxaana shalay ka dhacay Degmadaasi iskahorimaad noocan oo kale ah, kaasoo sababay dhimashada 2- qof iyo dhaawaca saddex qof oo kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cusbayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan