U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daalacan

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Waqti wixii la sheegaa ay shaac baxaan oo aanay qarsoomin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Wixii faafaahina ee ka soo kordha dib ayaad uga daalacan kartaan Websetka Puntlandpost oo alaba idin soo gudbiya warar xaqiiqa.

”
β€œ

Waa kaydiyaha taariikhdeeda ee si sax ah looga daalacan karo heerka ilbaxnimadeedu had walba ku sugan tahay.

”
β€œ

Soddon gu’ iyo dogaad diraac iyo Jiilaalkeed, dalkan aynu leenahay dad aqoon leh baa yidhi, dembiyadii ka dhici jiray duhur galay dharaar qudha, xisaabihii la daabacay daalacan tan baa dheer.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daalacan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD