U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dahaaran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Wax la dahaaray ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jawiga magaalada Cadaado ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl badan midna aan lahayn, qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.

”
“

Bacaha madow, ayuu sheegay in ay soo laabteen oo ay jiraan baabuur badan oo bacahan ku dahaaran yihiin, waxa uu sheegay in ay isla garteen in ay ciidan gaar ah u sameeyaan kuwaas oo wax ka qabta bacaha iyo baabuurta aan lahayn taarikada.

”
“

Cadaado waxaa ku yaal Meelo aad iyo aad u qurxoon suuqaaq iyo bacadlayaal aad iyo aad u camiran Jawiga ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl saa'idana aan lahayn qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dahaaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan