U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dalbo1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In kalsoonida ugu horeysa laga dalbo dadka dalka u dhashay ee dowladda loo yahay, geedwalbana loo fariisto sidi dadkaa loo soo dhoweyn lahaa loona qancin lahaa.

”
“

"Go'aanka ciidamada aan ku dalbay waa mid aniga iga horeeyay, waana sharci in la dalbo waayo kulanka Golaha Amaanka ee UN-ka waxaa fadhiyay dalal badan oo daneynaya arimaha Somalia; sheegayna inay dhan walba ka taageerayaan" ayuu intaasi ku daray Md.

”
“

Imaam Samudra ayaa kooxda xeer ilaalinta uga mahad celshay in ay weydiisteen Maxkamadda in isaga dil lagu xukumo, kaas oo ah kan ugu sareeya ee qof dambi lagu soo oogo loo dalbo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dalbo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan