1
Hab dhaqaale oo isku jaangoynaya bulsho hantideeda iyo nolosheeda.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Jaamacada Ummada oo dhidibada loo taagay sanadkii 1954 ma lahayn manhaj Af Soomaali ah oo ka tarjumayo hidaha, taariikhda iyo dhaqankeena wanaagsan iyo kan nolosha dhaqandhaqaale ee sooyaalka soo ahaa qarniyo badan miyi iyo magaalaba.
ββ
Nolosha dhaqandhaqaale ee gobolka Gedo wuxuu ku salaysanyahay lafdhabarna ah xoolaha nool iyo waxsoosaarka beeraha.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
