U gudub nuxurka bogga
SABAAD

manhaj

Magac Lab
Naxwe-naahij, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse, waxay sheegtay in manhajkaas oo la daabacay tobaneeyo sannadood ka hor aanu ku haboonayn faca cusub, lagama maarmaanna loo arkay in loo diyaariyo manhaj la jaanqaadi kara.

”
“

Maxamed Cabdiwahaab, waxa uu sheegay in Puntland ay ka diiwayn gashan yihiin 251 Iskuul oo ah kuwa Waxbarashada dadban, kuwaas oo haddii loo sameeyo hal Manhaj wax ka badali kara heerka Waxbarasho ee Puntland.

”
“

“Ma jiro iskuul aan kaayaga ahayn oo leh sanad walba manhaj waxbarasho oo wata buugaagtiisii iyo dhamaan qalabkiisii oo dhan,” ayuu yidhi maamuluhu.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-naahij, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
manhaj - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan