U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhin

Fal Gudbe (1)
Naxwe-imay, -intay; -imi
Xaraf DHSubg DHI4 xar
1

Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-USSD loan services oo ah in hadii lacagtu kaa dhamaato aad qaadan kartid deyn intaad garaacatid Nomber. 3-Familiarity Number Features: waa adeeg muhiim ah oo qofku uu diiwaan gashanayo 9qof oo uu ka wici karo kharash dhin waana gudaha(local) oo keliya.

”
“

Dadka Xafladaas ka qayb galay ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in wax weyn uu dalka ku soo dhin karo Raiisal wasaarihii hore, haddii loo doorto jagada Madaxweynimada loo doorto Soomaaliya.

”
“

Dhibaato Kasta waxaa ka soo baxa fursado (Mahmaah shiiniis ah) Waxaa marka is-weydiin leh muxuu R/Wasaaraha cusub ku soo kor-dhin karaa xaaladda hadda jirta?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-imay, -intay; -imi

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan