U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faahfaahsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FA11 xar
1

Wax la faahfaahiyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saraakiisha Al-shabaab oo dagaalkaas wax laga weydiiyay ayaa ka gaabsaday inay si faahfaahsan uga hadlaan, waxayna ku gaabsadeen inay faahfaahin dib ka bixin doonaan.

”
“

Isbarbardhigga Labada Mahadcelinood Mahadcelinta buugga 1978 ee "Maansadii Timacadde" waa ka faahfaahsan tahay kan 1983 ee Boobe keligii soo saaray.

”
“

Mudane Maxamed ma aanu soo bandhigin sababo faahfaahsan oo akhristuhu ku qanci karo, kuna beenin karo warbixinahaas oo aan ka ahayn in ay jirto aalad codka lagu bedbedeli karo oo la macno ah qori qori ku taag.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faahfaahsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan