U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muuq

Magac Lab
Naxwe-qaq, m.l
Xaraf MSubg MU4 xar
1

Bidhaanta ishu aragto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daqiiqado yar ka dib waxa sidii oo kale isu kay hor gudubtay gabadh aan ku qiyaasay 20 jir, bilic iyo muuq loo dhammeeyay, sida ay u lebisan tahay aad ashqaraarayso.

”
“

Yaab, saaxiib ninku maan ahaan wuu waalnaa, oo waaban arkaaye muuq ahaan bal ka waran?

”
“

Nimankaas in badan oo ka mid ah waan magac iyo muuq aqaannay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qaq, m.l

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muuq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan