U gudub nuxurka bogga
SABAAD

federaali

Magac Lab
Naxwesiyaa.
Xaraf FSubg FE9 xar
1

Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa ugu baaqay gobolada koonfureed iyo kuwa dhexe ee Somalia inay sameystaan maamul goboleedyo, si ay u sahlanaato sameynta maamul Federaali ah oo kulmiya.

”
β€œ

Mab’da ahaan waa khalad in loogu yeero magac aan ka turjumeyn hanaanka dawladnimo ee hadda jira oo ah mid Federaali ah oo ay ku bahoobayaan dawlad goboleedyo.

”
β€œ

Looba joogee weli afkiisa waa ay ka muuqataa in nidaam federaali ah lagu doortey loona dhaarshey hirgalintiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

siyaa.

Xarafka

F Β· FE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
federaali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan