U gudub nuxurka bogga
SABAAD

federaal

Magac Lab
Xaraf FSubg FE8 xar
La Mid AhfederaaliMagac Lab
1

Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan ku mintidaynaa ambaqaadka iyo yagleelidda hannaan iyo hab cusub oo horseedi kara dawlad Soomaaliyeed oo Federaal ah, kuna dhisan nabad, caddaalad iyo dimuqraadiyad.

”
“

Farole ayaa hoosta ka xariiqey in Puntland Dastuurkeeda ku qoran yahay iney qayb ka noqnayaan dowlad Federaal ah oo ka dhisan maamul goboleedyo laga hirgaliyo Soomaliya inteeda kale.

”
“

"Dastuurka dalka u yaala waxaa ku qeexan in dalku uu yahay Federaal, sidaa daraadeedna dowlad goboleed walba ay sameysan karto calan u gaar ah iyo astaan u gaar ah" ayuu yiri Madoobe.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
federaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan