U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gumar

Magac Lab/Dheddig
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Geedgaab qodax, mayrax, xabag iyo miro leh oo ka mid ah dhirta daawada leh.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Gowraca ehelku waa guul, garaadkuna weli kama korin reer Garas waa gob iyo reer Gumar waa gun.

”
β€œ

Gumar Sheel ( 1905 ) waxa uu ahaa dagaalkii ugu horeeyay ee uu la galay Amxaardii oo markaas isku dayaysay inay la wareegto dhamaan dhulka Soomaaliyeed iyadoo markaas timid Taytayle ( Balcad ).

”
β€œ

Sidaas ayay kaga dhaqaaqeen Gumar, markii ay in yar ka socdeenna, waxay u baydheen wado yar oo la yidhaa Wado-tuug oo Xarshin ku beegan, Caraancaray-na xagga galbeed ka marta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

G Β· GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gumar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan