U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guurto

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool.

2

G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dareemada oo ah geed daaqsimeed carro san oo ay xooluhu aad u jecel yihiin ayaa si qayru-xada loo daaqay, taas oo keentay inay ka siidh-guurto ama ku yaraato dhul badan oo ay hore uga bixi jirtay.

”
“

Xasan Yacquub Cali ayaa sheegay in maamulkooda uusan bixin amarka ay hay'adan kaga guurto Kismaayo, isla markaana aysan jirin hadal kasoo gaaray mas'uuliyiinta hay'adda.

”
“

. Xaaladda Somalia ku jirto awgeed waxaa la rabaa inaad noqotid madaxweyne baqdintu ka guurto, naxdinta ka dhalata u adeegga danta guud ka haajirto, naftiisana ka xorreeya go'aan is-bedel badan oo fashiliya soo noolaynta dawladnimo iyo qaranimo dhab ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guurto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan