U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hantidhawr

Magac Lab
Xaraf HSubg HA10 xar
1

Xaafiis dawlad, hay'ad, qof iwm u qaabbilsan ilaalinta lacagta in sidii loogu talaggalay loo isticmaalay.

2

H. ah: qof xaafiiskaas ka shaqeeya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hantidhawrka (badhista) Baanka Dhexe: In baadhis ama hantidhawr madax bannaan lagu sameeyo warbixinta maaliyadeed ee baanka dhexe waa qodob sharci ah, sida ku cad qodobka 54aad ee xeerka Baanka Somaliland lagu aasaasay.

”
β€œ

Waa in uu jiraa la xisaabtan, hantidhawr iyo agaasim waafi ah oo sahamlayda oo dhami ka dharagsan tahay, si loo ogaado halka iyo cidda ka baydha wadiiqada bulshadu ku heshiisay, ee u janjeedhisa dhanka tiisa ama tooda.

”
β€œ

Xilligan lagu jiro lama odhan karo Puntland waxaa ka jira hantidhawr iyo agaasim mudan in lagu asteeyo mid hufan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hantidhawr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD