Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.kh W. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weliba buro weheliso.
Isagoo ku mahadsan ayuu su’aalihii si waafi ah uga soo wada jawaabay.
Waa in uu jiraa la xisaabtan, hantidhawr iyo agaasim waafi ah oo sahamlayda oo dhami ka dharagsan tahay, si loo ogaado halka iyo cidda ka baydha wadiiqada bulshadu ku heshiisay, ee u janjeedhisa dhanka tiisa ama tooda.
Sharaxani ma aha mid waafi ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
W · WA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag