Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa furmay ama abuurmay xisbiyo ay tahay in ay talada dalku ku soo ururto, kana soo fusho, waana marxalad u baahan in isbedel dhab ah oo muuqda xukuumadu la timaado, taasi oo waxtar u yeelan doonta dadka iyo dalkaba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-shaday, -shatay
Xarafka
F · FU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
