U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hubsasho

Magac Fal
Xaraf HSubg HU8 xar
1

.dh hubso.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Duqa oo ka hadlayay waxa uu mar horeba arrintan wax uga qaban waayay waxa uu sheegay in muddadii uu xilka hayay oo ah 3 bilood uu ku hawlanaa wax hubsasho iyo inuu waano ku dayo arrinta, balse aanay taasi waxba ka tarin in la joojiyo dhul-boobka.

”
“

Xukunka sinnada ma aha mid fudud oo si sahal ah loo fulin karo, wuxuuna ka mid yahay xukunnada Islaamka ee loo baahan yahay markhaatiyo badan, hubsasho baaritaan xeel-dheer iyo maxkamad si caddaalad ah xukunkaas u fulisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hubsasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD