U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiid

Fal Gudbe (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf JSubg JI4 xar
1

Wax si xoog leh u soo dhufasho.

2

Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaaladaan oo u muuqda kuwo xarig jiid ah ayaa waxaa khasaaraha ugu badan kasoo gaarayaan dadka shacabka ah ee ku nool deegaanada lagu dagaalamayo,kuwaasi oo markii hore xaalad nololeed la daalaa dhacayay.

”
“

Inta aan xuuusto, markii lagaaro xilligan kala guurka ah ee uu dhammaad ku dhawaado waqtiga dowladaha Meelkugaarka ah ee Soomaalida waxaa soo baxa isjiid-jiid dhex-dooda ah iyo damac ah ‘meesha aan sii joogno.’

”
“

Jibaadkeeda gaalada miyuu jees kastaba yaabay, jiilaal-ka maanta ah miyaa geli la jiid-jiiday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan