U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaaliye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf KSubg KA7 xar
1

Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Caruurta dhaawacyadoodu waa kuwo daran, mana jirto wax looga qaban karo Isbitaalka Bu'aale, waxaase haboon in loo qaado Isbitaalo ay maamusho MSF oo ku kala yaala Hargeysa-yarey iyo Mareerey" ayuu yiri kaaliye dhaqtar oo ka tirsan Isbitaalka Bu'aale.

”
“

Dagaalkii 1964 kii ee Soomaaliya iyo Itoobiya, Xasan Dooy wuxuu ka qayb galay isagoo kaaliye caafimaad ah dulsaarna ku ahaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, qaby ka dagaal gashay tuulada Ina Guuxaa ee Gobolka Waqooyi Galbeed.

”
“

Wasaaradda Cusub ee Hurumarinta Xoolaha waxaa uu madaxweynuhu wasiir uga dhigey Mudane Josef Konzolo, waxaan kaaliye wasiir u ah, mudanne Axmed Maxamed Khaliif.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaaliye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD