U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waraaq

Magac Dheddig
Naxwe-qo, m.l
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Baalaal xalxalleefsan, jilicsan oo badanaa wax lagu qorto.

2

Xaashi qoran oo laysu diro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jorma Vuorio, ayaa bishii la soo dhaafay been abuur ku tilmaamay waraaq ay golaha la talinta sharci ee ninkan la soo masaafuriyay sheegeen inay ka heleen Somaliland, taas oo muujinaysay inaanu ninkani joogi Karin Somaliland.

”
“

Qoraal Jawaab celin ah oo loo diray Gabdho Soomaaliyeed oo Waraaq furan u diray Xasan Sheekh (Talo bixin) November 21, 2012 8:02 am GMT - Written by PP - Edited by PP Salaan qaali ah Bahda Puntlandpost, “”Fadlan qoraalkaan u gudbiya Gabdhaha Jubooyinka….”

”
“

Mudane Cabdulqaaddir waxa uu sheegay in ergadaasi ay qaadayaan waraaq cad, taas oo uu sheegay in ay tahay beesha Sool inay ku soo qorto wax kasta oo ay tirsanayso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-qo, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waraaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan