U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cilmiyaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, snayd
Xaraf CSubg CI11 xar
1

Wax aqoon ku dhisan ahaansho.

2

Wax si wanaagsan loo habeeyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Akhriste halkan ka dhegayso waraysiyadii dabadeedna go’aan cilmiyaysan oo ka madax bannaan qolyaha is haysta ka gaadh.

”
“

Waxaa kale oo ka mid ahaa in uu dalka u samaynnaayo ilo dhaqaale oo dheeraad ah isla markaasna shaqo li’da si cilmiyaysan wax looga qabto.

”
“

Waxa ka mida beero-falashada iyo qaababkeeda kala duwan, xoolo dhaqashada iyo noocyadeeda, kalluun dabashada iyo qaybaheeda oo si cilmiyaysan loo barto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, snayd

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cilmiyaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD