U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kood1

Magac Lab
Naxwe-dad, m.l
Xaraf KSubg KO4 xar
1

Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.

2

Hadal hoos laysugu sheego; faq.

3

Xodxodasho.

4

Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow.

5

(m.l./dh) (do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa. kood2 (-kood) dk.lh.l

Tusaale Dheeraad ah3

“

Caasimada Somalia ee Muqdisho ayaa saakay jawigeedu yahay mid degan,balse xaafadaha qaar kood waxa saamayn ku yeeshay roobabkii xalay.

”
“

Aadan Maal isaga oo taas ka jawaabaya wuxuu yidhi: “Waxa direyskii Ciidanka lebbisnaa Ibraahim Kood-buur iyo Ibraahim Carab oo aan derejo sidan.

”
“

Tahribayaal Somaaliyeed oo qaar kood ku dhinteen Raashin Sumeysan oo ay ku cuneen Xadka Dalalka Sucuudiga iyo Yeman. 13 Aug 2010- Qaar ka mid ah Dadkaasi ku sumoomay Raashinka dhacay ee ay cuneen ayaa lagaran waayay eheladooda..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan