U gudub nuxurka bogga
SABAAD

labaatameeyo

Magac Dheddig
Naxwe-layaal, m.l/dhKimisteri
Xaraf LSubg LA12 xar
1

ld labaataneeye. laba-atamle m.l Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H)

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Ciidamada DF ayaa weerarka qaaday waxaana dagaalka ku dilnay labaatameeyo ka tirsan Al-shabaab oo Ajnabi ay ku jireen, sidoo kalena saraakiil iyo ciidamo ayaa isku soo dhiibay DF, saxaafada ayaana tusaynaa" ayuu yiri Sh.

”
β€œ

Dhaawacyo badan ayaa dagaalka ka dhacay iyadoo labaatameeyo askari oo ka mid ah kuwii dowladda ee ku dhaawacmay dagaalka loo gudbiyay dalka Kenya si loogu daweeyo, balse lama oga Al-shabaab halka ay dhaawacyadeeda geysatay.

”
β€œ

Xubno labaatameeyo ah oo karti iyo aqoon leh way ku jiraan Golaha Shacbiga oo qalad ha ii famin, laakiin waxaa ka badan inta indhaha xiran oo ay hunguri meesha keentay!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
labaatameeyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD