U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maquunin

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA8 xar
La Mid AhmuquuninMagac Fal
1

.dh muquuni.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintani waxay niyad iyo dhabar jabba ku noqotey qaar ka mid saraakiisha sar sare ee dowladda sida Cabdullahi Yusuf oo aaminsanaa in xoog wax lagu maquunin karo.

”
“

Dadku in ay cabashooyinkooda muddaharaad ku muujaan waa xuquuq madhaafaan ah oo sharcigu siiyey, ayna habboon tahay in mar kasta la ixtiraamo oo aan awoodda xukuumadeed lagu minjobaaxin maquunin ahaan.

”
“

Mr Xidig ayaa cod dheer ku sheegay in dhowaan ay maquunin doonaan awooda Kooxaha Dowladda ka soo horjeeda, isagoo tibaaxay in shacabka Soomaaliyed ay ka dul qaadi doonaan dhibaatada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maquunin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan