1
Tusaale Dheeraad ah3
β
Buulo-mareer (AllPuntland) - Cutubyo ka tirsan ciidamada xooga dalka oo kaabinaya kuwa Itoobiya ayaa saaka isaga soo baxay Degmada Buulo-Mareer ee gobalka shabeelaha hoose, halkaasoo dhowrkii cisho ee u dambeeyay joogeen.
ββ
Buulo-mareer (AllPuntland) - Ciidamada Itoobiya iyo saraakiil ka socota Dowladda soomaaliya oo shalay gelinkii gaaray degmada Buulo-mareer ayaa halkaas ka bilaabay howl gallo ay ku baacsanayaan kooxaha ka soo horjeeda dowladda.
ββ
N50 iyo Degmada Baraawe,Buulo Mareer,Galweyne,Ceelwaregoow,Muuri,Lanta Buur,Shalambood,Jaziira iyo Gaywaroow.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
