U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mayay1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Roob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Cirku mayay buu la madaw yahay, Magaal midab buu la madaw yahay, Masku malag buu la madaw yahay, Anna murugiyo maxay mudan baan, Cirka waxa ku gedaannaa daruuro colaadeed, dhulkana waxa ku gedfanaa duruufo nololeed.

”
“

Show Kaddare waa nin jira, nin jiraa waa yasid aan xaal ka bixinaayo, waa maskax iyo mayay guuraya oo u baahan in laga faa’iidaysto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mayay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD