U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meerto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, ml.
Xaraf MSubg ME6 xar
1

Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo.

3
4

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bandhiiggan oo inta uu socda noqon doona mid meerto ah ayaa waxaa la filayaa in lagu qabto qaar ka mid ah xaafadaha kale ee magaalada London ee Soomaalidu ku badan tahay.

”
“

Da’yartii gudaha ku jirtayna waxay galeen meerto madow oo ma-dhammaato ah; kuwii dibedda u firxadayna waxay ku indho-sarcaadeen kombiyuutarrada iyo degellada internetka ee kobcinaya afaf qalaad.

”
“

Xilku waa meerto mana aha in qofku uu waligiis sidii dhagax meel la dhigay uu iska yaalo waan ku faraxsanahay in la i badalo aniguna maahi nin dhahaya waa lagu badalay laakiin waxaan qaban-karo waan qaban waxaana ka shaqayn doonaa meelo kale ayuu yiri”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, ml.

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meerto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan