U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nixi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf NSubg NI4 xar
1

Ka n.: cid naxdin ku abuurid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jaliilow allahayow miyaa loo jid nixi waayey.

”
“

J: Horta waxaad ogaataa Soomaalidu ha kala lahaato xuduudo, dawlado kala duwan, laakiin in aannu dad isku mid ah nahay, macnaheedu maaha isku nixi mayno waxa weeye kala maamul iyo kala dawlad baannu nahay, laakiin waannu kala naxaynaa.

”
“

"Markii la yiraahdo dalka waxaa la keenay ciidamo tababarro kusoo qaatay dibadda aad ayaan u nixi jiray, waayo waxaan qabay inay ahaayeen kuwo loosoo tababaray xoogagga dowladda kasoo horjeeda" ayuu yiri Sheekh Yuusuf Indhacadde.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nixi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan