Tusaale Dheeraad ah3
β
"Qarash walba oo ku baxaya shirka ay wado dowlada Masar ee lagu dhameynayo khilaafaadyada sababay dagaalada ee ka jira Somalia, waa la ogolaaday" ayuu yiri Samiir Xusni oo intaas ku daray inaysan jirin wax caqabad ah.
ββ
Fadlan qaad tallaabta koowaad si aad iskugu qortid DjibCall hana ka baqan hadda kaddib qarash telefoon.
ββ
Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa dhaawaan sheegay in doorashada Madaxweynuhu aysan dhici karin xiligeedkii iyagoo sabab uga dhigay qalabka oo aan hagaagsanayn & qarash la'aan, uuna dib u dhaca doorashadu qaadanayso 91-casho.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-shyo, m.dh
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
