U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiic1

Magac Lab
Xaraf QSubg QI4 xar
La Mid Ahqaac1Magac Lab
1

Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lama yaqaan khasaaraha gaarey ciidamada Ethiopia inkastoo halkaas qiic samada isku shareeray, goobjogayaal ayaa xaqiijiyay in marka weerarka lagu qaadey goobtaas ay ciidamo badan ku sii qulqulayen xerdaaas.

”
“

Qaraxaan oo dhaliyey qiic iyo dab ayaa ciidamada Ethiopia baaburta joojiyeen kuwaas oo ka soo dagey iyada oo gurmad uga yimid ciidamo ku sugnaa Madaxtooyada.

”
“

Tusaale ahaan difusion waxaa waaye, haddii oo qof sigaar cabo oo qiic afkiisa ka soo daayo, qiica wuxuu u kala firxanaa xoog ilaa tartiib, barafuunka neh waa sidoo kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiic - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan