U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sharikad

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHA8 xar
La Mid AhshirkadMagac Dheddig
1

Urur ka kooban laba qof ama ka badan oo si wada jir ah hanti isugu darsada oo ku shaqaysta faa'ii-dadana wadaaga.

2

Xarunta shirkadda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tababarku waxa ku jiri kara tegista dugsi mihnadeed, kulliyad, dugsi farsamo ama ganacsi, ama tababar lagu taageero ama shaqada dusheeda ah sharikad warshadeed ama ganacsi.

”
“

Adduunka waxaa u yaal xeer caalami ah oo ka dhexeeya sharikadaha soo saara batroolka una baahan in madaxweynaha iyo wasiirkiisa macdanta bal ay xooga soo akhriyaan soona fahmaan inta aan sharikad kale oo dalka timaadda heshiis kale la galin.

”
“

Talo waxay ka tahay ninkii ajnabi ah ee sheegta sharikad batrool in saxeex lagu taago.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sharikad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan