U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shinni

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHI6 xar
1

Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa.

2

Abuur; firi.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Muuse: Nabadda waxa aannu u kala qaadnay saddex arrimood oo kala ah arrinta Caaqilka dilkiisii ee Laascaanod gudaheeda, midda kale waa colaadda Reer Cilmi iyo Fiqi-shinni iyo ta saddexaad oo ah Jaamac Siyaad iyo Sacad Yoonis.

”
β€œ

Maanta oo Jimce ahna waxa loo ballansan yahay in xabbad-joojin ay ku dhawaaqaan labada beelood ee reer Cilmi iyo Fiqi-shinni oo colaadi ku dhexmartay degaanka Adhi-caddeeye, taas oo dhowaantan ay dhawr nin ku kala dhimatay labada dhinac.

”
β€œ

Wuu garaacaa, oomiyaa, gaajaysiiyaa, geed intuu ku xidho ayuu qudhaanjo ama shinni ku cariyaa, dabadeedna qaniinyo ayey diirka iyo cadka kaga siibtaa, milic intuu ku miigeeyo ayaa raran, oon iyo diihaal naftu uga baxdaa ama uu la suuxaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH Β· SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shinni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD