Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Heshiis.
S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn.
S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
- Waxay issimada u gelayaan dhibaatadaas qaab dhaqan oo sulux ah oo loogu kala qaadayo wixii dhib ahaa oo soo kala gaareay beelaha si ay dabadeed nabad waarta ugu wada noolaadaan.
Anaga oo kulamo badan la yeelanay ka hor doorashada iyo ka dib-ba madaxweynaha iyo madaxda xisbiyada, mudada dambe si gaar ah ugu hawlanayn sulux raadin ku saabsan hadalkii ka dhashay diidmadii KULMIYE ee uu ku diiday natiijadii go’aankii doorashada.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
S · SU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag