U gudub nuxurka bogga
SABAAD

toolmoon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf TSubg TO8 xar
1

Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho.

2

Arrin habboon in la yeelo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xuruufta farta Soomaalida ee Cismaaniya Waxa la sheegaa in markii uu arrintaas ebyey ay u muuqatay in habkaasi aanu ballan qaadi Karin af Soomaaliga oo si toolmoon u qorma.

”
“

Waxaase buugga dabada ka raaca, raad-raaac toolmoon iyo buuggaag kale magac yadood oo uu qoraagu ku qiraayo inaanu murtidan ku riyoon’e raad qaaday halyeyo isaga ka horreeyey, qaadsiiyona qaabka lagu heshiis yahay ee loo taxo ilaha wararka (bibliography).

”
“

Dhibaatooyinka laga dhaxlay nolosha casriga ah waxaa ugu toolmoon, mashaakilka siyaasaddeed, dhaqaale iyo waliba dhaqan ee dunida casriga ah ka aloosan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
toolmoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan