U gudub nuxurka bogga
SABAAD

utun

Magac Dheddig
Xaraf USubg UT4 xar
1

Godob weyn; aano.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Badhasaabka oo waraysi khaas ah siiyay Weriye ka tirsan Haatuf, shan cisho ka hor intii aanu dhicin dagaalkii dhawaan magaalada Boorama ku dhexmaray, laba beelood oo ka tirsan degaankaasi, oo ay u dhaxaysay utun hore.

”
“

Labada madaxweyne ee xilka dalka la kala wareegay isku reer ayay ka yimaaddeen oo in kastoo inqilaabku uu mid miltari ahaa misna dhiig daata, dhaawac iyo utun dad dhex martay ma ay jirin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

U · UT

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
utun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan