U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daaci1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
1

.kh D. ah: neef aad caato u ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kooxihii weerarka ka dambeeyay ma jiraan wax hadal ah oo ay kasoo saareen dagaalkii ay saakay ku qaadeen guriga gudoomiyaha degmada Wadjir Axmed Daaci, mana jirto cid weli sheegtay inay dagaalkaas ka dambeysay.

”
“

Axmed Daaci''Gudoomiyaha Maxkamada waxaa dilay Calooshood u shaqeystayaal aan leheyn wax diin ah,waxa ayna ka carareen Meydka nin aan ka dilnay''ayuu yiri Gudoomiyaha Degmada wadajir Axmed Xasan Cadow Axmed Daaci.

”
“

Axmed Daaci, wuxuu sidoo kale, sheegay in DF, ay iyaduna doonayso in dagaalku uu sii socdo, si ay uga dhigtaan mashruuc ay caalamka uga helaan dhaqaale, balse shacabka ayuu ka codsaday inay u diyaargaroobaan sidii ay Al-shabaab isaga dul qaadi lahaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan